|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudida Horumarinta Hoodaale Oo Soo Af Jaray Khilaaf Shil Dhimasho Oo Mudo 3 Sano Ah Socday!
February 7, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Gudida horumarinta ee hoodaale ayaa soo afjaray khilaaf shil dhimasho sobobay oo udhexeeyay laba qolo oo kala qoomiyada oromo ah iyo qoys reer somailand ah kadib markii u magaalada kalabaydh ku jidhay gaadhi nin oromo ahi watay marxuumka geeriyooday. Gudida hoodaale ayaa odoyaal ka socday qoomiyada oromada kuwareejiyay gaadhigii ninka jidhay iyo wadihii gaadhi oo mudo laba sano ah xidhaa. Waxaana goobtaasi ka hadlay marxuumka dhintay walalkii xubno ku hadlayay ururka hoodaale iyo odoyaashii ka socday ninka wax jiidhay ee oromada ahaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaalade... Daawo:Komishanka Qaranka Oo Shaaca Ka Qaaday In DiwaanGalinta Xiliga Diiwaangalintu Ka Bilaabmayso G... Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Kusoo Guryo Noqday Caasimadda Hargeysa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|