Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Akadamiyada iyo Nabada iyo Horumarinta Somaliland Maxamed Faarax Xirsi ayaa waxaa ka hadley heshiiskii ay maanta wada gaadheen Xukuumada iyo xisbiyada Ucid iyo Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka