DAAWO;-Gabadhii Suuqa Hargeysa Askarigu ku Farasaaray Oo Faah-faahisay Siday Wax UDhaceen,Kana Jawaabtay Hadalkii Askariga! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gabadhii Suuqa Hargeysa Askarigu ku Farasaaray Oo Faah-faahisay Siday Wax UDhaceen,Kana Jawaabtay Hadalkii Askariga!
February 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gabadh dhawaan suuqa hargaysa uu ku farasaaray askari boolis kaasi oo baraha bulshada lagu baahiyay isagoo garaacaya.

Gabadhan ayaa ahayd xaaska askarigan garaacaya hada haweenaydan ayaa ka hadashay sidii wax udhaceen iyo xidhiidhka labadooda ee mudooyinkii udanbeeyay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS