DAAWO;-Faah Faahinta Dab Ka Kacay Cisbitaalka Magaalada Burco Iyo Khasaaraha Uu Sobobay,
February 20, 2020 - Written by Editor:
BURCO(W,N)- Caawa fiidkii ayaa waxaa dab qabsaday dhakhtarka magaalada burco kaasi oo khasaare culus gaadhsiiyay qaybo kamid dhakhtarka burco.
Majirto khasaare nafeed oo uu sobobay dabka kacay cisbitaalka magaalada burco marka laga reebo hanti uu dhakhtarku lahaa oo ku shuf beeshay goobtan.