|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Xasaasi Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Somaliland.
February 9, 2020 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)-Dood Dhinacyo Badan Taabanaysa oo ku Saabsan doorashooyinka iyo waxyaabaha sobobay dib Udhacyooyinkooda Taasi oo ay falanqaynteeda marti ku yihiin Aqoonyahan Iyo Siyaasiyiin Madax banaan, Sidoo kale doodan ayaa lagu faaqiday arimaha caqabada ku ah In ay qobsoonto doorasho iyo danaha gaarka ee dabray in Doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanka qabsoomaan. Dhanka kale doodan ayaa lagu lagu guray doorka ay xukuumadu ku leedahay qabsoomid la,aanta doorashooyinku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:DAAWO; Khilaaf Culus oo Dhex Qarxay Maamulka Gobolka Awdal iyo Eedaymo Kulul Oo Warbaahinta La Isk... Bariga magaalada London Lagu qabtay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynaayey Tageerayaal Kasoo Diga... Golaha Wakiilada Jsl Oo War Kasoo Saaray Dacwadii Xeer Ilaalintu Usoo Gudbisay Ee Xildhibaan Maxamed... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|