|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Xasaasi Oo Ku Saabsan Doorashooyinka Somaliland.
February 9, 2020 - Written by Editor:Hargaysa(W,N)-Dood Dhinacyo Badan Taabanaysa oo ku Saabsan doorashooyinka iyo waxyaabaha sobobay dib Udhacyooyinkooda Taasi oo ay falanqaynteeda marti ku yihiin Aqoonyahan Iyo Siyaasiyiin Madax banaan, Sidoo kale doodan ayaa lagu faaqiday arimaha caqabada ku ah In ay qobsoonto doorasho iyo danaha gaarka ee dabray in Doorashooyinka baarlamaanka iyo deegaanka qabsoomaan. Dhanka kale doodan ayaa lagu lagu guray doorka ay xukuumadu ku leedahay qabsoomid la,aanta doorashooyinku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Daawo: Xukuumada somaliland oo soo casuuntay nickoles oo sanadkii hore ay ka hor istaageen inuu xaf... Beesha Caalamka oo ka hadlay Mawqifkooda Qabsoomidda doorashooyinka Somaliland Iyo Wakhtiga Ay filay... Daawo:Madal Lagu Soo Bandhigay Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Wadani Oo Uu Ka Qayb Galay Musharax C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|