DAAWO;-Dahabshiil Group Oo Daahfurtay Tartanka Dahabshiil Somaliland Marathon! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dahabshiil Group Oo Daahfurtay Tartanka Dahabshiil Somaliland Marathon!
February 16, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N):-Shirkada Dahabshiil Group Ayaa daahfurtay tartanka odorodka dheer kaasi oo ay  dhiirigalinayso dhalinyarta somaaliland kaasi oo  Sannadkii saddexaad ku qabanaysa somaliland Tartanka Orodka ee Somaliland Maratoon Dahabshiil Group.

Waxaana munaasibada daahfurka tartankan hadalo ka jeediyay masuul ka socda shirka dahabshiil iyo masuul katirsan  wasaarada ciyaaraha Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS