|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cusbitaalka Magaalada Tog Wajaale Oo La Gaadhsiiyay Deeq Dawooyin Ah.
February 18, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)- Gudida cisbitaal Magaalada Tog wajaale ayaa deeq dawooyin ah Ka gudoomay ururka dawo kaab oo deeqdan soo gaadhsiiyay cusbitaalka magaalada wajaale ay ugu deeqeen shirkadaha daawooyinka soo dajiya ee magaalada wajaale. Waxaana munaasibadan wareejinta dawooyinka ah kasoo qaybgalay gudida cisbitaalka wajaale. AGaasimaha dhakhtarka wajaale ayaa ka dareen celiyay deeqdan isagoo ka hadlay doorka ay ka buuxin doonta baahida dhakhtarku isagoo bulshada magaalada wajaale ugu baaqay in cisbitaalka ay marwalba heegan ugu yihiin dhakhaatiir samaynaysa qaliinada fudud iyo adeegyada ay ubaahan yihiin bukaanku. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xubno Wasiiro ah Oo Safar Qarsoodiya ugu Anbabaxay Dalka Emaraatka Carabta iyo Xidhiidhka Heshiisk... Maamulka Goboleedka Puntland oo ka baxay Shirka ka socda Muqdisho ee looga Hadlayo Doorashada 2016-... Daawo: “Hashii Hore Caanaheeda Maan Dhamin Laakiin Hasha Danbe Danbarkeeda Ayaan Sugayaa”.Xil. Sicii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|