DAAWO;-Culimada Magaalada Boorama Oo Bayaan Ka soo Saaray Diin Caygii Lagu Eedaynayay Badhasaabka Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Culimada Magaalada Boorama Oo Bayaan Ka soo Saaray Diin Caygii Lagu Eedaynayay Badhasaabka Gobolka.
February 9, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Culimada wanaag farista ee gobolka awdal ayaa ka hadlay eedii loo haystay badhasaab gobolka awdal ee diin cayga

Culimada ayaa sheegay in ay hayaan cadaymo iyo markhaatiyaal goob joog u ahaa diin cayga loo hayso badhasaabka gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS