Hargeysa (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa waxaa si weyn u taageeray raali-gelintii iyo cudur daarkii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ka bixiyey Xasuuqii shacabka Somaliland ay u gaysatay dawladdii kaligii Taliska ee Maxamed Siyaad Barre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/dkbB9PoWnBM