DAAWO;-Askari Dhawaan La Baahiyay Isagoo Si Xun Ugaraacaya Qof Dumar Ah Oo Ka Hadlay Sobobta Falkaasi Ku Ka Filtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Askari Dhawaan La Baahiyay Isagoo Si Xun Ugaraacaya Qof Dumar Ah Oo Ka Hadlay Sobobta Falkaasi Ku Ka Filtay.
February 20, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Askari Isagoo garaacaya qof dumar lagu baahiyay baraha bulshada islamarkaana taliska ciidanka boolisku ka ruqseeyeen shaqadii ciidanka ayaa ka hadlay arinta ku ka filtay in uu gabadhan u gacan qaado isagoo sheegay in ay ahayd xaaskiisii oo mudo uu la,aa caruurtiina kaga tagtay markana ay gaadhiga dhagax ku dhufatay.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS