Daawo: Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo Madaxweynaha Xasuusiyay Sarkaal Mudan In La Siiyo Bilad Geesi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo Madaxweynaha Xasuusiyay Sarkaal Mudan In La Siiyo Bilad Geesi
February 3, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN) – Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi (Jiheeye) oo ka mid ah Abwaanada da’yarta ah ee reer Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley biladihii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Siiyay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Qaranka Somaliland, Isagoona xasuusiyay sarkaal mudan bilad geesi oo uu iloobay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS