DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Gaydh Cige. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Caaqil Gaydh Cige.
February 16, 2020 - Written by Editor:

GABILEY,(W,N)- Waxaa maanta magaalada Gabiley Aas Qaran loogu sameeyay ale ha u naxariistee Marxuum Caaqil Gaydh Cige Geele oo Mid aha Cuqaasha Gobolka Gabiley,

Aaska marxuumka Ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka gobolka Gabiley ,madaxd dhaqanka iyo boqolaal kamid  dadweyne magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK AASKA QARAN;

 

 

COMMENTS
LINKS