BOORAMA(W,N)-Aabo Maxamed Cabdi xaashi diini oo dhwaan warbaahinta ka shaaciyay dulmi iyo tacadi baahsan oo maayarka magaalada boorama kula kacay ayaa dib uhelay xaqiisii kadib markii shacabka reer boorama ka damqadeen falka lagula kacay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;