“Beesha Caalamku Waxay Noo Sheegeen Inuu Madaxwyne Biixi Dhamaynayo Arinta Komishanka” Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Beesha Caalamku Waxay Noo Sheegeen Inuu Madaxwyne Biixi Dhamaynayo Arinta Komishanka” Gudoomiye Faysal.
February 2, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid faysal cali waraabe ayaa hambalyo udiray ciidamada qalabla sida ee jamhuuriyada Somaliland  xuska aas aaska 26aad ee ciidanka qaranka

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay in madaxwayne biixi beesha caalamka ubalan qaaday in uu kala dirayo komishankii lagu muran sanaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS