Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Masuul Maayar Maxamed-Amiin Umagacaabay La Taliyaha Arimaha Dhalinyarada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Masuul Maayar Maxamed-Amiin Umagacaabay La Taliyaha Arimaha Dhalinyarada.
February 7, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Qaarkamid ah Aqoonyahan gobolk gabiley ayaa munaasibad soo dhawayn ah usameeyay Nasrudiin Gurun joog oo maayarka magaalada gabiley dhawaan umagacaabay taliyaha arimaha dhalinyrada ee dawlada hoose ee gabiley.

Aqoonyahan ayaa maayarka Maxamed Amiin ku bogaadiyay magacaabistaasi oo sheegeen in uuasiibaya islamarkaana ay isku dhawaynayso dhalinyrada iyo wada shaqaynta maamulka dawlada hoose.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS