“Anigu Diinta Ma Caayin, Lakiin Xasan Waa Nin Al Shabaab Ah” Badhasaabka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Anigu Diinta Ma Caayin, Lakiin Xasan Waa Nin Al Shabaab Ah” Badhasaabka Awdal.
February 1, 2020 - Written by Editor:

Borama(W.N):-“Anigu Diinta Ma Caayin, Lakiin Xasan Waa Nin Al Shabaab Ah” Badhasaabka Awdal.

Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Maalintii Shalay Qaar Kamida Culimada Gobolka Awdal Ku Eedeeyeen Inuu Diinta Islaamka Caayey ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey hadalka Sheekhaasi Kuna Eeedeeyey Inuu Sheekh Xassan Kamid Yahay Kooxda alshabaab.

COMMENTS
LINKS