“Adiga 20 February Waxaan U Aqaan, Maalintii Xornimada Somaliland Bilaabantay”.Muj Dhagawayne.
February 21, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Mujahid ibraahim dhagawayne oo ka hadlay munaasibad lagu maamuusay xubinihii dhalinyaradii Uffo oo xuska loo sameeyay ku beegnayd maalintii shalay ayaa sheegay in uffo ay ahaayeen bilowgii xornimada Somaliland