|
|||||
WAJAALE NEWS
28 Shaqaale Ah Oo Ka Tirsan Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Loo Soo Xidhay Tababar Socoday 14 Cisho.
February 25, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Ku Xigeenka Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Sacad Cabdi Cabdilaahi Riiraash Ayaa Maanta Tababar usoo Xidhay Shaqaale Kala Duwan Oo Mudo 14 maalmood ah Lagu Tababarayey Nidaamka Baadhisaha Casriga iyo Qaababka Loo baadho Xisaaabaadka Maaliyada iyadoo Tababaradani ay Dabasocodaan Kuwo ka Horeeyey oo ay Hore usoo Qaaateen Shaqaalahani culuuntooda. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
Related posts:Beesha Caalamka oo ka hadlay Mawqifkooda Qabsoomidda doorashooyinka Somaliland Iyo Wakhtiga Ay filay... Wasiirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Baanka Oo Ku Fashilmay Xakamaynta Hoos U Dhaca Qiimaha Shiling S/... Xildhibaano Kairsan Golaha Wakiilada Oo Taageeray Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridka, Digniin Culusna ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|