|
|||||
WAJAALE NEWS
28 Shaqaale Ah Oo Ka Tirsan Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Loo Soo Xidhay Tababar Socoday 14 Cisho.
February 25, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Ku Xigeenka Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Sacad Cabdi Cabdilaahi Riiraash Ayaa Maanta Tababar usoo Xidhay Shaqaale Kala Duwan Oo Mudo 14 maalmood ah Lagu Tababarayey Nidaamka Baadhisaha Casriga iyo Qaababka Loo baadho Xisaaabaadka Maaliyada iyadoo Tababaradani ay Dabasocodaan Kuwo ka Horeeyey oo ay Hore usoo Qaaateen Shaqaalahani culuuntooda. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
Related posts:AKHRI; Maxkamad Sare Oo Go’aamo Mucaaridka ka Farxiyay Kasoo Saartay Khilaafkii Asxaabta Iyo Xukuum... SIYAASI MAXAMED ABDIKARIM OO DHAMBAAL HAMBALYO AH U DIRAY MUSHARIXIITII LAGU DOORTAY SHIRKA GOLLAHA ... DAAWO;Golaha Guurtida OO Ka Hadlay Mudo kordhinta iyo Gudoomiye saleebaan oo Sheegay in ay Danta Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|