|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Kasoo Horjeesatay Shir Waddamada Kulaala Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed Ku Yeesheen Dalka Sacuudiga.
January 7, 2020 - Written by Editor:“Somaliland Waa Dal Madax Bannaan Dal Kalena Uma Daba fadhiisanayso Xuduudaheeda Badeed”Wasaarada Arimaha Dibada Jsl.HARGAYSA(W,N)- Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku taagan tahay mawqifkeedii hore ee ahaa in aanay wax wadashaqayn ah la yeelaan waddamada iskakaashanaya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ilaa inta la dafirayo xuquuqdeeda muhiimka ah. SOMALILAND ayaa sheegtay in Xuduudeeda badeed oo dhererkeedu dhan yahay 850 KM ay ka ilaalisay in ay gabaad u noqoto Budhcad Badeeda iyo weliba Ururrada Argagaxisada. Shirka Sacuudiga ka dhacay waxa ka qayb-galay wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya. HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFADEED KASOO BAXAY JSL.
Related posts:Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay ka Socoto Diwaangalinta O... Wasiirka caafimaadka Somailand Oo Maanta DHagax Dhigey Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhinayo MCHka Degmad... Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobolka Sanaag COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|