|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Kasoo Horjeesatay Shir Waddamada Kulaala Badda Cas Iyo Gacanka Cadmeed Ku Yeesheen Dalka Sacuudiga.
January 7, 2020 - Written by Editor:“Somaliland Waa Dal Madax Bannaan Dal Kalena Uma Daba fadhiisanayso Xuduudaheeda Badeed”Wasaarada Arimaha Dibada Jsl.HARGAYSA(W,N)- Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ku taagan tahay mawqifkeedii hore ee ahaa in aanay wax wadashaqayn ah la yeelaan waddamada iskakaashanaya Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ilaa inta la dafirayo xuquuqdeeda muhiimka ah. SOMALILAND ayaa sheegtay in Xuduudeeda badeed oo dhererkeedu dhan yahay 850 KM ay ka ilaalisay in ay gabaad u noqoto Budhcad Badeeda iyo weliba Ururrada Argagaxisada. Shirka Sacuudiga ka dhacay waxa ka qayb-galay wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya. HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFADEED KASOO BAXAY JSL.
Related posts:Siyaasi Axmed Nasiye oo Shaaciyay In Uu U Sharaxan Yahay Gudoomiyenimada Kulmiye, Kana Waramay Qaabk... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Laysku Gabal Dhacsaday Oo Dhexmaray Huwanta Laascanood Iyo Ciidanka... Daawo: Dadwaynaha Gobolka Gabiley oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey is Casilaada Wasiir Samaale COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|