|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Mar Kale Kulan La Qaatay Wakiilka Midowga Yurub Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
January 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYS(W,N)-Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan gaar ah kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. Kullanka ayaa lagaga wada hadlay sidii sannadkan 2020 dalka doorashadii isku sidkaneyd uga dhici laheyd. Madaxda Labada Xisbi Mucaarad ayaa war-bixin dheer ka siiyey Safiirka xaaladda dalka iyo sida doorasho diyaar loogu yahay, dhanka kalena-na uu Safiirkuna u sheegay in ay Beesha Caalamka iyo dalalka Somaliland ka taageera doorashooyinku diyaar u yihiin sidii Somaliland doorasho uga dhici laheyd. WAJAALENEWS DESK HARGAYSA OFFICE
Related posts:Kuxigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Warbixin Golaha Amaanka Uu Siiyay Ku Ama... Daawo:Xukuumada Oo Wareejinasa Warshada Sibidhka Magaalada Berbera Iyo Xildhibaan Qabile Oo Si Adag ... Wada Hadalkii U Dhexeeyay Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo Oo Saaka Si Rasmi ah U Furmy Iyo Jawigii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|