Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Iyo Qorshe Ay Damacsan Tahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Dawlada Jabuuti Iyo Qorshe Ay Damacsan Tahay!
January 23, 2020 - Written by Editor:

HARGAYA(W.N)-Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka somaliland ee Ucid ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhay dawlada jabuuti oo dhulka somaliland ku sheegtay in ay somaliya ka mid yihiin,

Sidookale xisbiga ucid ayaa wax la yaable ku tilmaamay sobobta xukuumada madaxwayne biixi uga habranayso jabuuti

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS