HARGAYSA(W,N)-Xeer ilaaliyaha guud ee somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dad ku xukunaa dil oo saaka lagu fuliyay
Sidoo kale xeer ilaaliyaha guud ayaa mid mid uga hadlay dilkan lixda qof iyo mid walba degaanka uu wax kusoo dilay.