Wasiirkii Ka Baxsaday Jeelka Muqdisho Oo Gaadhay Magaalada Kismaayo Iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Ka Baxsaday Jeelka Muqdisho Oo Gaadhay Magaalada Kismaayo Iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyay!
January 31, 2020 - Written by Editor:

KISMAAYO(W,N)- Wasiir janan oo katirsanaa maamul goboleedka juba land oo si afduub ah xukuumada farmaajo uga xidhay isagoo safar kumaraya garoonka muqdisho ayaa laba cisho ka hor ka baxsaday jeelka muqdisho isagoo maanta gaadhay magaalada kismaayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS