Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadlay Doorashooyinka iyo Dimuqaraadiyada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadlay Doorashooyinka iyo Dimuqaraadiyada
January 24, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi’gelinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu ka hadley arimo ku saabsan Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada.

Sidoo kale, wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa waxaa uu shacabka reer Somaliland ugu baaqay in laga wada shaqeeyo wadanoolaanshaha iyo wada jirka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS