TOG WAJAALE(W,N)-Wasiirka Wasaarada hawlaha guud iyo Guryayta Cabdirashiid ducaale qanbi oo wax laga waydiiyay warar maalmihii udnbeeyay isla dhexmarayay magaalada wajaale oo la sheegay in maamulka degmadu iibiyeen dhul dan guud
Wasiir Qambi ayaa sheegay in ay talaabo ka qaadaayaan Burburina doonaan waxkasta oo laga Dhiso
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;