Warbaahinta Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Jidh Dil Ciidanka Boolisku Kula Kaceen Wariye Mukhtaar Nuux.
January 26, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)- Warbaahinta madaxbanaan ee ka hawl gasha gobolka gabiley ayaa si kulul u canbaareeyay xadhig iyo jidh dil maalintii shalay ciidanka booliska gabiley kula kaceen wariye mukhtaar nuux yoonis oo ka hawl gala tvga eryal.