|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR Deg Deg Ah;Xukuumada Somaliland Oo Canbaaraysay Dilkii Gen Qasum Sulaymaan,
January 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xukuumada jamhuuriyada somaliland ayaa markii uhoraysay ka hadashay dilkii maraykanku ku dileen taliyihii cidanka kacaanka iiraan ee bariga dhexe GEN QASUM SULAYMAAN Oo lagu dilay dalka iraaq Xildhibaan bashiir sheikh xuseen tukaale oo ku hadlay afka xukuumada iyo ka shacabka somaliland ayaa si kulul ucanbaareeyay dilkaasi isagoo sheegay somalland ka xuntahay dilkaasi ayna kasoo horjeedo talaabo kasto oo la xidhiidhka falka noocaasi Ah. Dhanka kale xildhibaan tukaale ayaa sheegay in aan marnaba aanay Somaliland ogolaan doonin cid ku matasha masiirka bada cas kana horyimid shirkii ka dhacay magaalada riyaad, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirkadda Telesom Oo Qalab Loogu Talo-galay La Tacaalida Covid19 Ku Wareejisay Wasaarada Caafimaadka... Aqoonyahanka Gobolka Gabiley Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Usameeyay Masuul Maayar Maxamed-Amiin Umag... Gudomiyaha Xisbiga WADANI Oo Si Sharciyeysan U Iftiimiyey Dariiqyada Loo Maro Marka La Doonayo In La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|