|
|||||
WAJAALE NEWS
“Taladii Ay Isku Raaceen Xisbiyada. Golayaasha,Caalamka Iyo Xukuumaduba, Waxaa Laga Doorbiday Ta Buurmadow”Muj Farxaan.
January 15, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj farxaan faacuul oo kamid si adag uga hadlay go,aanka kasoo baxay madaxwaynaha jsl oo uu kaga baxay qodobadii ay isla qaateen gudida dhex dhexaadinta taasi .Sidoo kale muj farxaan faacuul ayaa hadalkii boqor buurmadow ku tilmaamay in uu soo dedajiyay go,aanka xukuumada ee ku aadan muranka komishanka cusub Dhanka kale muj farxaan ayaa madaxda dalka usoo jeediyay in aan la caayin hooyooyinka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Sanad Iyo Dhowr Bilood Ayaa Uhadhay Xukuumada Ciyaaraha Sidan Ugashay”Masuuliyiin Xisbiga Wadani Ka... Sedex Qof Oo Magaalada Berbera Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Iyo Tiradii Ugu Badnayd Ee Laga Hela... “Xukuumada Maanta Waxba Kaga Baydhi Maayo, Halkay Dalka Dhigtay, Nin Rag Ahina Waa Ogyahay, Nacasna ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|