|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Ugu Weyn Dhinaca Socodaalka Gobolada Dalka Jsl Barri iyo Galbeed Oo Kulan Sanadeedkii Tagay U Qabatay Shaqaalaha Shirkadaasi.
January 1, 2020 - Written by Editor:Hargeisa(W.N):-Munaasibada kulan oo Ay Kasoo Qayb galeen Madaxda Shirkada Barri iyo galbeed Shaqaalaha iyo Marti sharaf kale ayaa lagu qabtay Gudaha caasimada hargeisa. Waxaana Munaasibadan oo ah mid Sanadkiiba ay isku Xogwaraystaan Shaqalaaha Shirkada barriga iyo galbeed iyo Shaqaalaha Shirkadaasi ayaa halkaasi waxaa khudbado muhiima u jeediyey madaxda Kaladuwan oo uu ugu horeeyo Maareeye Ku Xigeenka Shirkada barri iyo Galbeed iyo madaxda kale ee shirkadu. Waxaana Sidoo Kale ay Shahaadooyin Dhiiri gali halkaasi lagu gudoonsiiyey Shaqaalihii ugu Dadaalka badnaa Sanadkaa Dhamaaday ee Shirkada barri iyo galbeed, Dhanka kale Waxaa Shirkada barri iyo galbeed oo kamida Shirkadaha ugu Daryeelka fiican dhinaca isu socodka safarada bulshada ee gaadiidka u kala goosha gobolada somaliland iyo degmooyinka ay bulshada macaamiishoda ah ugu bushaareeyeen gaadiid cusub oo ay soo koridhasay sanadkan shirkadu. kuwaas oo u kala bixi doona gobolada iyo degmooyinka dalka. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan. Related posts:Daawo:Abwaan Hure Walanwal Oo Ka Hadlay Kaftan Dhexmaray Isaga Iyo Dhaliinyarta Reer Hargaysa Iyo Fa... Daawo:Xukuumada Oo Ka Hor Istaagtay Inuu Garoonka Diyaaradaha Hargaysa Ka Dhoofo Siyaasi Ismacil Hur... Qaarkamid Ah Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Horyimid Bayaan Ay Soo Saareen Xubno Kamid Ah Hogaank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|