Safiirka Midowga Yurub Oo Kormeer Ku Tagay Dhul Beereedka Beer Ee Gobolka Togdheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Midowga Yurub Oo Kormeer Ku Tagay Dhul Beereedka Beer Ee Gobolka Togdheer
January 31, 2020 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Safiirka midowga yurub oo maalmihii udanbeeyay ku suganaa somaliland ayaa kormeer ku tagay mashaariicda ay wasaarada beeruhu ka wado gobolka togdheer ee deegaanka beer.

Waftiga safiira aya waxaa weheliyay masuuliyiinta wasaarada beeraha,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS