|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Booqday Xaafada Daami Ee Caasimada Hargaysa Iyo Waxa Uu Kusoo Arkay!
January 17, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Safiirka dalka ingiriiska ufadhiya somaliya iyo somalland oo socdaal ku jooga caasimada hargaysa ayaa booqsho ku tagay xaafada daami ee degmada 26juun ee caasimada hargaysa taasi oo ay degaan beelaha la haybsooco Safiirka dalka uk oo ay weheliyaan afhayeenka xisbiga wadani, xubinka kamid komishanka xuquuqal iisaanka iyo madaxdhqameed ayaa indhihiisa kusoo arkay duruufo badan oo ka jira xaafadan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka Booc Ee Gobolka Sool Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac DAAWO;-Warbaahinta Oo Su,aalo Kala Duwan La Boobtay Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Iyo Jawaabaha Uu Ka ... War Deg Deg Ah Fadhigii Golaha Wakiiladda oo furmay, Ajandihii kalfadhiga oo la qaybiyey iyo Ergo Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|