Muslimiinta Ku Nool Caasimada Itoobiya Oo Qaaday Talaabo La Yaab Leh Iyo Qadarka Dhaqaale Ay Ururiyeen Dhisme Masaajid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muslimiinta Ku Nool Caasimada Itoobiya Oo Qaaday Talaabo La Yaab Leh Iyo Qadarka Dhaqaale Ay Ururiyeen Dhisme Masaajid.
January 31, 2020 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)- Muslimiinta ku nool caasimada dalka itoobiya ee Adis ababa ayaa maanta salaadii jimce ku talaabsaday arin soo jiidatay indhaha muslimiinta caalamka iyagoo iska ururiyay lagac kor udhaafaysa 14milyan oo bir iyo dahab taasi oo loogu yaboohay dhisme masaajid ay ladoonaya In la dhiso.

Lacagta ay ururiyeen ayaa loogu talo galay in lagu dhiso masaajido ay gubeen axmaaradu lagana dhisidoona deegaanadii laga gubay masaajidadii hore.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS