Midowga Yurub Oo Somaliland Ku Canbaaraysay Fulinta Dilkii Qisaasta Ahaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Yurub Oo Somaliland Ku Canbaaraysay Fulinta Dilkii Qisaasta Ahaa!
January 17, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wadamada beesha calamka ayaa somaliland ku canbaareeyay fulinta dilkii qisaasta ahaa  ee dhawaan ay fulisay xukuumada.

Safiirka midow yurub ufadhiya somaliya ayaa xukuumada somaliland ayaa dilkaasi ku canbaareeyay isagoo sheegay in aanay marnaba ogolayn in qof qof dilay loogu fuliyo dil somaliland ay utaalo qabashada hawlo kale oo ka badan in ay dilal fuliso.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

COMMENTS
LINKS