|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Soo Gabo Gabaysay Kiis 40sano Dacwadiisu Ka Socotay Maxkamadaha!
January 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Maxkamada Sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa soo gobo gabay kiiskii ugu mudada dheer ee dacwadiisu ka socotay maxkamadaha Somaliland mudo 40sano ah ku dhow. Gudoomiyaha maxkamada sare Dr Aadan xaaji cali oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka labadii dhinac ee ay dacwadooda lasoo gabo gabeeyay ayaa ka hadlay sidii ay usoo afjareen dacwadan iyo marxaladaha uu soo maray. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://www.youtube.com/watch?v=ZGpC_nrT9dw Related posts:DAAWO;-Milicsiga Xil/Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dar Daarankii Uu Ka Jeediyay Bilowga Doorashooyinka Js... Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Wajaale Oo Soo Dhaweeyay Dhismaha Wadada Halbowlaha Ah Ee La Hirgaliya... Xisbiga Ucid Oo Hadlay Xayiraada Xukuumadu Saartay Tvyada Horyaal Iyo Eryal,kuna Eedeeyay In Ay Qaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|