Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo karmeeray Halka Uu Marayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Hawlaha Guud Oo karmeeray Halka Uu Marayo Qorshe Usamaynta Magaalada Gabiley.
January 9, 2020 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)- Agaasimaha waaxda dhulka ee wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somalland oo ay weheliyaan iskuduwaha gobolka gobolka gabiley ee wasaaradu ayaa kormeer ukuurgalinda halka uu marayo qorshe usamaynta magaalada gabiley kusoo maray goobaha ay ka socoto shaqadu.

Samaynta town planeka gabiley ayaa wakhtigan gabo gabo ku dhow.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS