|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Naga Qabo Dadka Shaadhkaagii Ku Shaqaysanaya” Dadwaynaha Buurta Kala Jeexan.
January 8, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qoysaska ku dhaqan buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo dacwad dhulka ay degan yihiin ah ka dhaxaysa qoyska madaxwayne biixi ayaa markale diray fariin culus oo ay ku socodsiiyeen madaxwaynaha jsl Sidoo kale qoysaska ku dhaqan buurka ala jeexan ayaa soo bandhigay boodhadh uu ku xardhan yahay gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo isaga laftiisa dacwad la sheegay in qoyska biixi ku oogay.iyagoo gudoomiye faysal ugu baaqay in uu shacabka uyimaado HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shil Gaadhi Oo Galabta Ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargaysa Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac! Axmed Siciid Cige Oo Waramay Taariikh Nololeedkii Wariye Axmed Cabdi Nuur Oo Ku Geeriyooday Dalka Uk... Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuus... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|