|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Ku Xigeenka Jsl Oo Daahfuray Adeega E-Shilling Oo Shaqaalaha Dawladdu Ku Qaadan Doonaan Mushaharooyinkooda.
January 13, 2020 - Written by Editor:Hargeysa-13/01/2020-(W,N)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay adeega E-shilling, kaasoo sahlaya in shaqaalaha dawladdu mushaharooyinkooda ku qaataan qaab Electronic ah ama Online ah.
Bangiga dhexe ee Somaliland oo isagu hindisay mashruucan ayaa sheegay in barnaamijkani wax badan ka qaban karro adeega islaxisaabtanka iyo hufnaanta, isalamrkaana ay fursad u tahay shaqaalaha dawladda ee jooga goboladda dalka oo hal mar ay wada gaadhi doonto mushaharkoodu. Related posts:“Ninkan Wariyaha Ah Ee Dhaqan Xumada Wada Hay’adii Keentay Iyo Cidii Aqbashayba Waa In La Maxkamadee... “Somaliland Mid Cid Loogu Hanjabo Maaha Ilaahay bay Aaminsan Tahay, Xoriyadeeday Ilaashanaysaa”Madax... Daawo-Khudbadii Uu Musharaxa Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro u Jeediyey Shacabkii Sida Muga Leh usoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|