|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maalin Walba In Dhalinyaradeena Herigate Uyeedho, Waxay Ceeb Ku Tahay Jiritaanka Sonyo”Faysal Qumuj.
January 12, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)- Faysal Cumar Madar (qumuj) oo kamid Ah Aas aasayaashii Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo Wakhtigana kamid ah madaxda xisbi xaakimka kulmiye ayaa munaasibadii lagu soo dhawaynayay gudoomiyha cusub ee sonyo, ka jeediyay hadalo iskugu jira dar daaran iyo dhiirigalin isagoo ka hadlay ujeedada loo aas aasay Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Iyo Waxyaabaha Looga Baahan Yahay Wakhtigan in ay qabato, Sidoo kale siyaasi Aqoonyahan Fayal Qumuj ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in iyadoo sonyo jirta hadana dhalinyaradii reer Somaliland kolba maxadka hergate halkan ka kacaysato. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo Oo Hargays... Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Shuruudaha Ay Ku Xi... Hay'adda Shaqaalaha Jsl Oo Tartan Loo Gelayo 50-Kaalmo Shaqooyin Dawladdu Qaadanayso U Qabatay Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|