Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Qaarkamida Dugsiyada.
January 7, 2020 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)- Gudoomiyaha waxbarashada ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiinta waxbarasho ee degmooyinka qaar ayaa kormeer kusoo maray qaarkamida dugsiyada gobolka ee ay ka socdaan imxitaanada teeramka hore.