Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada gobolka Maroodi Jeex Cabdi Qawdhan Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley kiiska dhacdo dil ah oo ka dhacay magaalada Hargeysa oo ay Haweenay xanuunka dhimirku hayay u gaysatay Ilmayar oo da’diisu tahay toban jir.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka