|
|||||
WAJAALE NEWS
“Diblumaasiyadda Cusubi Wax kasta Jawaab Umay Haynin, Laakiin Waxa ay Noqotay Taayir Gaadhsiiyey Isbeddel Togan”
January 2, 2020 - Written by Editor:Hargeysa(W,N)-Ergayga Midowga Yurub danjire Nicolas Berlanga, ayaa sheegay in xafiiska Midowga Yurub ka shaqaynayo isu soo dhawaynta dadka iyo in masuuliyiintu noqdaan kuwo ay dadkoodu la xisaabtami karaan. Qoraal kooban oo uu danjire Nicolas soo dhigay bartiisa twitterka oo uu ugu tallo galay Soomaalida iyo sannadka cusub, wuxuu ku yidhi sidan “Diblumaasiyadda cusubi wax kasta jawaab umay haynin, laakiin waxa ay noqotay taayir gaadhsiiyey isbeddel togan.” Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya waxa uu ka shaqeeyaa in uu dadka isu soo jiido, in uu dadeeyo kuwa gaarka u soocan iyo in uu taageero sidii ay masuuliyiintu u noqon lahaayeen kuwo ay muwaadiniintoodu la xisaabtami karaan.” Wuxuu intaas ku daray “Waxa aanu diiradda saaray horumarinta nolosha iyo in aan laga takhalusin.. sannad wanaagsan dhammaantiin.”
Related posts:DAAWO; “Khaatumo Horteedbaan Doonanay Caloow In Lafuro Dastuurka” Gudomiye faysal Cali Waraabe. Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Xukun 5Sano ah, Ganaax Iyo Xayiraad Ku Riday Mulkiilaha Astaan Ca... DAAWO; Xildhibaan Cabdiqaadir jirde Shaki Galiyay Heshiiska Dekeda Berbera Ee Xukuumadu Usoo Gudbisa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|