Dawladda Shiinaha Oo Muddo Hal Todobaad Ka Yar Ku Dhistay Cisbitaal 1000 Sariirood La Dhigi Karo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladda Shiinaha Oo Muddo Hal Todobaad Ka Yar Ku Dhistay Cisbitaal 1000 Sariirood La Dhigi Karo.
January 29, 2020 - Written by Editor:

CHINA(W,N)Dalka shiinaha oo uu ka dilaacay verus galaaftay boqaal qof qaarkale uyaalaan cisbitaalada ayaa waxka yar todobaad ku dhistay cisbitaal ladhigayo 1000sariirood kaasi oo loogu talo galay in lagu dabiibo shacabka shiinaha ee uu ku habsaday xanuun kani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS