|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Jabouti Oo Ka Hadashay Go,aanka Kasoo Baxay DacwadiiU Dhaxaysay Shirkada DP WORLD .
January 16, 2020 - Written by Editor:JABUTI(W,N)- Dawlada jabuuti ayaa jawaab ka bixisay xukun kasoo baxay dacwadii udhaxaysay shirkada DP WORLD Ee ay ka riday gacan ku haynta dekeda Daaroole ee dalka jabuuti Mareeyaha dekeda jabuuti abuubakar xasan xadi ayaa sheegay in aanu khusaynin go,aanka kasoo baxay maxkmada ku taala dalka ingiriiska Sidoo kale mareeyaha dekedaha jabuuti ayaa sheegay in aanay dacwadi ka dhaxaynin shirkada DP WORLD Balse ay si khaldan u isticimaashay magac ay ku bahoobeen jabuuti iyo shirkada DP WORLD Dhanka kale dawlada jabuuti ayaa cadaysay in ay magdhow diyaar utahay balse aanay marnaba aqbalaynin xukunkaasi oo markale gacanta ugaliyay shirkada DP WORLD dekeda daaroole.. HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARKAN; Related posts:DAAWO: Haweenkii Ugu Tira Badnaa Ee Gobolka Maroodi jeex Xisbiga kulmiye Oo ku Dhawaaqay In Ay I... Cali Khaliif Galaydh Oo Sheegay Inuu Maraykanku ku Tageersan Yahay Hurinta Colaadaha Bariga Somalila... Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Dalka Ku Soo Guryo Noqday Kana Hadlay Aqalka Sare Ee Loo Samaynayo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|