|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Iran Iyo Ururka Xisbulah Oo Si Adag Uga Jawaabay Dilkii Maraykanku kula kacay Taliyihii Ciidanka Iran Ee Bariga Dhexe.
January 3, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Dawlada maraykanka ayaa weerar ku dishay taliyihii ciidanka ilaalanka kacaanka Iiraan Ee bariga dhexe oo lagu dilay dalka Iraaq. Dawlada Iiraan iyo hogaamiyaha Ururka Xisbulah ayaa si adag uga jawaabay dilka taliye Qaasim saluybaani isagoo sheegay in ay jawaab deg deg ah ka bixin doonaan. Dilka maraykanku ku bartilmaameedsadeen taliyihii ciidanka ilaalada kacaan dalka iiraan ayaa waxaa dhanka kale ka hadlay hogaamiyayaasha dalka Ruushka, Turkiga, shiinaha kuwaasi oo dhamaan canbaareeyay falka lagu dilay taliyihii ilaalada kacaanka iiraan ee bariga dhexe Talaabadan uu qaaday dalka maraykanka ayaa laga cabsi qabaa in uu soo da dajiyo dagaal ka dhex qaraxa wadamada Iiraan iyo maraykanka iyo xulifada ay kala hogaamiyaan HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/84EFJUn6tc0
Related posts:DAAWO; Wasiirka Arrimaha Dibada Oo ka Hadlay Halka marayso Siyaasada Arrimaha Dibadu iyo Qodobo kale... Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Eedo Culus Ujeediyay Idaacada BBCda Sheegayna In Ay Ka Baxday Dhexdhexaa... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Cabdi Dhiboo Oo Kamid Ahaa Aas Aasayaashii Ciidanka Boolisk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|