Dawlada Hoose Oo Badhtamaha Caasimada Hargeisa Ka Bilowday Olole Balaadhan Oo Bilicda Magaalada Kor Loogu Qaadayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Oo Badhtamaha Caasimada Hargeisa Ka Bilowday Olole Balaadhan Oo Bilicda Magaalada Kor Loogu Qaadayo.
January 19, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa ayaa Saaka hiirtii hore hore ka bilowday badhtamaha suuqa hargeisa olole balaadhan oo kor loogu qaadayo bilicda magaalada hargeisa, waxaan dhamaanba cagaf cagaf la mariyey meheradihii iyo dhismayaashii wadooyinka ku dhexyaalay taas oo wadooyinka caasimada ka dhigaysa kuwo falaal ah oo dadka iyo gaadiidkuba isku dhaafi karaan si wanaagsan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

COMMENTS
LINKS