|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay C/raxman Guulwade
January 23, 2020 - Written by Editor:Hargaysa(WN)xukumaada Somaliland ayaa markii u horaysay ka hadashay hadal kazoo yeedhay C/raxman Guulwade oo sheegay inuu xaq ahaa duqayntii loo gaystay Shacabka Somaliland ee xilgii rajiimkii Siyaad Bare, masuulkan oo dhawaan ka mid ahaa gudidii dhexdhexaadinta Somaliland iyo Somaliya xilkaasi iska casilay. Halkan Kaga Bogo Muuqaalka Warkan: Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|