|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Xadhig Ay Dawlada Jabuuti Sheegaytay In Ay Berbera Keenayso Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!
January 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid golaha wakiilada Somaliland ayaa qorshaha dalka jabuuti ku sheegtay in berbera ay ku keenayso xadhiga cable uu yahay duulaan ay kusoo qaaday Somaliland Dhanka kale xildhibaan tukaale ayaa ka hadlay weerar ciidamada jabuuti kusoo qaadeen ciidamada badda Somaliland isagoo xukuumada ugu baaqay in ay jawaab deg deg h ka bixiso qorshaha dalka jabuuti. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/SDLAr7srnas Related posts:Midkamid Ah Dadkii Goob Jooga Ahaa Markii Xildhibaan Guruuje Suldaanku Dhaawacyada Ugaystay Oo Ka Wa... Musharaxa Madaxwayne Ee Xusbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Oo Hambalyo Udiray Maayirka Cusub Ee Gobol... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Shaqaala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|